Daawo: Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo ka hadlay Arimo Xasaasi ah

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Mudane Maxamuud Aadan Cismaan Masagawaa oo caawa shir jar’aaid ku qabtay xarunta Madaxtooyada Galmudug ayaa ka hadlay arimo xasaasi ah, halkaan ka daawo.