MUCAARADKA AAN HUBAYSNEYN WAA QEYB DOWLADDA KA MID AH.

MUCAARADKA AAN HUBAYSNEYN WAA QEYB DOWLADDA KA MID AH. Dhaliilaha xildhibaannada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda ha loo fahmo horumarka hannaanka dowladnimo ee Soomaaliya. Dowladdu waxa ay soo martay xilli aan wasiirradeeda la aqoonin ba -sida dowladdii Cabdiqaasim- iyo xilli laga baqayo in xil laga qabto ama loo shaqeeyo- sida xilligii Cabdullaahi Yuusuf iyo […]

Continue Reading

Qaraxyo laga digay in ay ka dhacaan Waqooyiga Galkacyo

Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug maamulka Puntland  Aadan Nuur Qaal wuxuu xaqiijiyay inay hayaan warbixinno ku aadan weerarro ay qorsheynayaan inay fuliyaan al- Shabaab, isagoo la hadlay raadiyaha maxalliga ah ee Daljir wuxuu sheegay hay’adaha ammaanka inay ka feejiganyihiin weerarrada ka imaan kara al-Shabaab. Dadweynaha ayuu ka dalbadey si dhow inay hay’adaha ammaanka ula shaqeeyaan […]

Continue Reading

Amiiro iyo Madax kale oo lagu xirxiray Sucuudiga

Xukuumadda Sucuudiga ayaa qaaday olole musuqmaasuqa lagula dagaalamayo, waxaana ololahaa lagu soo xiray toban Amiir oo ay ku jiraan wasiirro sar sare iyo sidoo kale tobanaan wasiiro hore ahaan jiray, talaabadaas ayaa la sheegay in looga golleeyahay in lagu cidhib tiro musuqmaasuqa. Dhaxal sugaha taajka boqortooyada, Maxamed Bin Salmaan, oo gudoomiye u ah guddi cusub […]

Continue Reading

Akhriso: War-Murtiyeed kasoo baxay shirka Wadatashiga Warfaafinta

Shirkan Wadatashiga ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bahda Warbaahinta ah wuxuu uga furmay 31kii Oktoober 2017 Hoteelka Jaziira ee magalada Muqdisho. Kullanka, ayaa socday muddo shan maalmood ah 31dii Oktoober ilaa 04tii November, 2017. Shirkan, […]

Continue Reading

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY (Qeyb-ta 4aad)

Sheekadii HEYBE  IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. Cutubka 2-aad:- HAL-XIRAALIHII HAMIGA. Qeyb-ta 4aad. Noloshu way hilimo badan tahay, himiladeeduna maaha mid kooban oo meel keliya ku hilan, mid haddii aad hanato, howl kale ayaad ku hamineysaa, taasoo ku hiyi kicineysa, hankaadana ku labo liseysa heybinteeda iyo doon-doonisteeda, hadafka aadmiguna ma hirqadee har iyo habeen wuu haraadan yahay, […]

Continue Reading

C/raxmaan Odawaa “Maxay u fuli waayeen balan-qaadyadii doorashada”

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen ayaa ka hadlay balan-qaadyada aan la fulin ee ay sameeyaan siyaasiyiinta xilliyada lagu jiro doorashada. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu uga hadlay balan-qaadkii wixii ka dambeeyay doorashadii 8 February ay sameeyeen siyaasiyiinta, isagoo tusaaleynayay su’aalooyin la weydiiyay oo ku aadan sababaha ay u fulin waayeen […]

Continue Reading

Shabaab oo la wareegay degaan u dhow Baraawe

Al-Shabaab ayaa xalay la wareegay  Degaanka Rasadaay ee duleedka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasi oo ay isaga baxeen Ciidanka AMISOM. Ciidamada Uganda ee qaybta ka ah AMISOM, ayaa gelinkii dambe ee Isniintii isaga baxay Degaanka Rasadaay, iyadoona ay muddo gaaban kadib la wareegeen Shabaabka. Ciidamada Uganda, ayaan la garanayn ujeedada ay uga baxeen degaankaasi, […]

Continue Reading

Daawo: Senator Abshir Bukhari oo Cadaado ka hirgaliyey Machadka Indhoolayasha

Munaasabad galabta lagu qabtay xarunta adeega bulshada ee Senator Abshir Bukhaari ayaa lagu daahfuray Machadka Indhoolayaasha ee Galmudug. Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeybgalay masuuliyiin iyo xubno ka tirsan naafada Galmudug. Machadkan ayaa lagu tababari doonaa dadka aragga ka naafadda ah, waxaana maalgaliyey Senator Abshir Bukhaari. Halkaan ka daawo muuqaalka. Share garee

Continue Reading