Booqashadii Faa’iza oo Murugo badan igu reebtey (Sawirro)

Dhibaatadii Foosha Xumeyd  loo geystey Faaiza Maxamed Cabdi Waa Dhibaato Ugub ku ah Dalka Soomaaliya, waxaana Dhacadaan si weyn uga gilgishey Dhamaan Ummada Soomaaliyeed kuwaas oo Dalbanayey in la soo Gacan geliyo Dhagar qabihii  Dhibaatadaas  Geystey Anigoo arrintaas ka duulaya ayaa waxaa ii suurta gashey in aan Isbitaalka Erdogan Ex. Digfeer  ku booqdo Dhibane Faaiza, […]

Continue Reading

RW ku Xigeenka Soomaaliya oo la kulmay RW Masar (Sawirro)

Raiisul Wasaare ku xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Magaaladda Sharma-sheekh kula kulmay Raiisul Wasaaraha Dalka Masar Sherif Ismail Mohamed. Labada masuul ayaa waxay ka wada hadleen Arrimaha Amniga, Beeraha, Kalluumaysiga, Caafimaadka iyo Waxbarashada. Ra’iisul Wasaaraha Masar ayaa ballan qaaday inay dawladdiisu ka caawin doonto Soomaaliya dhammaan arrimahaas ay ka wada hadleen, isagoo […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa kulan la yeeshay Odayaasha iyo Waxgaradka Galmudug,  kulankaas oo ahaa in odayaashu kaga hadlaan sida ay u arkaan Khilaafka siyaasadeed ee ka jira galmudug. Kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay Culamaa’udiin, Salaadiin Iyo qaybaha kala duwan ee bulshada , odayaasha kulanka ka hadlay ayaa intooda badan […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo gaaray Kismaayo (Sawirro)

Wafdigan oo uu hoggaaminaya guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxmed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa siweyn loogu soo dhaweyey magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose. Waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey madaxweynaha Jubbaland iyo xubnaha labada Gole ee Dowlad Goboleedka Jubbaland,wuxuuna kulan gaar ah uu la yeeshey madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Axmed Madoobe. Ujeedad […]

Continue Reading

Shirka Maalgelinta Tamarta Dalka oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)

Shirka khubarada tamarta waarta ee dalka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha ee Dowlada Soomoaliya oo kaashanaysa hey’adda Qaramada Mioobay u qaalisal horumarinta Mashaariicda ee UNDP. Ujeedada shirkan ayaa ah sidii wax looga qaban lahaa caqabadaha ku hor gudban  in maalgashi lagu sameeyo tamarta dalka Soomaaliya Furitaanka shirka ayaa waxaa ka […]

Continue Reading

RW ku xigeenka Soomaaliya oo la kulmay Madaxwaynaha Masar (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Sharma el-Sheekh ee dalka Masar, waxuuna ka qeyb galayaa shirka dhalinyaradda Aduunka kaas oo looga hadlo xaalada dhalinta iyo sidii looga wacyi galin lahaa arrimaha Tahriibka iyo xagjirnimada oo saamayn wayn ku yeeshay dunida oo dhan. Ra’iisul […]

Continue Reading

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Michael Keating (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka  Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilka MQ u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating iyagoo ka wada hadal arimo badan oo ku adan Galmudug. Maxamed Xaashi Cabdi Ku xigeenka Madaxweynaha Galmudug ayaa Wakiilka MQ ee  arimaha Soomaaliya kala  hadlay sidii ay Galmudug dhinacyo badan uga taageeri lahaayeen. […]

Continue Reading

Hogaamiyaha Daacish Somalia oo Ka badbaaday Dil

Hoggaamiyaha Daacish ee Geeska Africa, Sheikh C/qaadir Muumin ayaa ka badbaaday duqeyntii diyaaradaha Maraykanka Jimcihii la soo dhaafay ay ka gaysteen Dooxada Buqa oo 160-KM dhinaca Bari uga beeggan magaalada Bosaso, sida ay sheegeen Taliska Milateriga Maraykanka ka jooga qaarada Africa ee AFRICOM. Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo wareysi siiyay Idaacada […]

Continue Reading

Akhriso: Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada (Sawirro)

HESHIISKA DOWLADDA FEDERAALKA IYO DOWLADAHA XUBNAHA KA AH ————————————————— Muqdisho, 5ta, November 2017 Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya lagu qabtay kulan wada tashi oo u dhexeeye Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir 28-kii Oktoobar ilaa 5tii, Nofembar, 2017, kulankaas oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi […]

Continue Reading