Xog ku saabsan Dhismaha Dekedda Hobyo

23 Bishii hore ayaa Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo dhagax dhigay dhismaha dekedda Hobyo, Kadib laba todobaad 5 bishan ayaa waxaa halkaas gaaray wafdi isugu jira Masuuliyiin dowladda federaalka iyo injineero ka socday dalka China. iyagoo u kuurgalay halka ku haboon in laga dhiso dekedda Hobyo. Wafdiga ayaa booqday dekedda Magaalada Hobyo, Deegaanka […]

Continue Reading

Sawirro:-Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Odayaal Ay U Tababareen Toogashada

Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayay Al-Shabaab ku soo bandhigeen tiro Odaayaal ah oo ay mudo u tababarayeen Toogashada. Goobta Odayaashaan lagu soo bandhigayay oo ah Fagaaraha Macalin Aadan  ee degmada Jilib ayaa waxa ay wateen qoriga Ak-47,waxana ku sugnaa Boqolaal ka mid ah Shacabka degmadaas kuwaas oo daawanayay. Sawirro Shabaab ay soo bandhigeen […]

Continue Reading

WARBIXIN: Hal sano oo laga joogo markii la doortay Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sanad ka hor maanta oo kale loo dhaariyay gudashada wajibaadka Qaran ee ka saaran xilka Madaxweyne, markaas oo loo doortay. 8-February 2017 Doorasho ka dhacday Muqdisho ayaa Madaxweyne (Farmaajo) waxa uu kaga soo baxay si lama filaan ah musharaxiin gaarayay 22 oo kula tartamayay kursigaan. Inkasta […]

Continue Reading

Gudoomiyaha G. Banaadir oo dhagax-dhigay dayac-tirka Waddada Via Roma (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa dhagax-dhigay dayac-tirka Waddada Via Roma ee degmada Xamar-Weyne. Mashruucaan laamiga lagu saarayo waddadan ayaa waxaa iska kaashanaya maamulka gobolka Banaadir iyo bulshada ku dhaqan degmadda. Guddoomiyaha Gobolka ayaa sheegay in la qorsheeynaayo sidii dib loogu dayac tiri lahaa dhammaan waddooyinka kale […]

Continue Reading

Guddoomiye Jawaari oo dalka dib ugu soo laabtay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta oo Arbaco ah dalka dib ugu soo laabtay. Garoonka diyaaradaha Caalamiga ee Magaaladda Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka iyo howl wadeenada Golaha. Guddoomiyaha Golaha shacabka ee JF Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa wadamada uu […]

Continue Reading

C/Wali Gaas oo la kulmay Michael Keating

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxa Kulan kula yeeshay Garoonka Calamiga ah ee Aadan Cade ee magaalada Muqdisho, Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Michael Keating. Gaas iyo Danjire Michael Keating ayaa kulankooda waxyaabihii ay uga wada hadleen waxaa kamid ahaa shirka Amniga qaranka ee ka soconaya […]

Continue Reading

RW Khayre oo shir guddoomiyey Shirka Golaha Amniga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shir guddoomiyey fadhi ka mid ah Shirka Amniga Qaranka oo u dhexeeya Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada. Waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaare ku xiggeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, dhammaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Guddoonka Gobolka Banaadir, Wasiiro iyo La Taliyeyaal Arrimaha Amniga […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay Shirka Golaha Amniga Qaranka (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka Golaha Amniga Qaranka. Madaxweyne Farmaajo ayaa shirka guddoominayey qodobbada looga hadli doonana waxaa ka mid ah, xasillinta amniga guud ee dalka iyo sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta hay’adaha amniga ee heer Federaal iyo mid Dowlad Goboleed. Shirka […]

Continue Reading

Muhiimadda Dekadda Hobyo U Leedahay Bulshada Iyo Deegaanka  

Hobyo waa degmo xeebeed qadiimi ah oo ka tirsan Mudug(Galmudug), dhanka barina kaga beegan magaalada Gaalkacyo, magaalo, deegaan bulsho iyo dekad ahaanba waxaa saameyn ku yeeshay dagaalladii ka dhacay. Dadka ku nool magaalada noloshooda waxa ay ku tiirsantahay Kalluumaysiga, waxa ayna leedahay xeeb iyo dekad taariikh leh, taasi oo aan hadda qaban shaqadii looga fadhiyey […]

Continue Reading