Musharaxiinta u tartameysa kursigii uu ka geeriyooday Cabaas Siraaji oo oa cabanaya Musuq maasuq iyo farogelin

Qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaya kursigii xildhibaanimo ee uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee Cabaas Siraaji ayaa walaac ka muujiyay habka loo soo xulay ergada doorashada. Xubnaha u tartamaya oo tiradoodu gaareyso 3 Musharax ayaa walaac ka muujiyay ergo aan la isla afgaran oo loo xareeyay mid ka mid ah xubnaha tartamaya, […]

Continue Reading

Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaano ka tirsan Sh/Hoose

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dawladda Soomaaliya ay saaka weerar ku qaadeen degaanno ay hore ugu sugnaayeen kooxda al-Shabaab, kuwaas oo dhinaca galbeeed ka xiga degmada Afgooye. Wararka aynu ka helnay ilo dhinaca amniga ah ayaa sheegaya in ciidamadan dawladda Soomaaliya ay qabsadeen degaanka Mubaarak, Sabiid, Mareeray iyo weliba Awdheegle, […]

Continue Reading

Abaabul ka dhan ah Axmed Madoobe oo Muqdisho ka socda

Abaabul ka dhan ah Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa saacaddihii ugu dambeeyay ka socday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Abaabulkaan ayaa waxaa wadda Siyaasadeed kasoo jeedda maamulka Jubbaland, kuwaasoo aan ku qanacsaneyn hoggaanka maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Kulamo ka dhacay Muqdisho oo ay kasoo qeyb galeen Siyaasiyiin , Xildhibaano iyo qaar ka mid ah Bulshadda […]

Continue Reading

Akhriso: Heshiiska Qeybsiga Dakhliga Rukhsad bixinta Kalluumeysiga

HESHIIS KU-MEEL GAAR AH OO U DHEXEYA DOWLADDA FEDERAALKA IYO DOWLADAHA XUBNAHA KA AH DOWLADDA IYO MAAMULKA GOBOLKA BENAADIR EE QEYBSIGA DAKHLIGA KA SOO XAROODA RUKHSAD BIXINTA KALLUUMEYSIGA HOR-DHAC  Annagoo tixgelineyna baahida weyn ee loo qabo ilaalilnta, maareeynta iyo in si joogta ah looga faaiideysto kheyraadka kalluunka badda. Annagoo aqoonsan muhiimadda ay leedahay in Dowladda […]

Continue Reading

Akhriso: War-murtiyeedka Golaha Amniga Qaranka + Sawirro

Muqdisho, 11 Feb 2018 :- War-murtiyeedka Golaha Amniga Qaranka Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii Lixaad ku yeeshay magaalada Muqdisho, 6-10 Feebaraayo 2018. Shirkaas oo ka dhacay xarunta Maaxtooyada – Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Kulankan oo looga hadlayey arrimaha Amniga Qaranka waxaa shir-guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo halka kulankii looga hadlayey […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Ahlu Sunna oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Gudoomiyaha Ahlu sunna waljamaaca macalin Maxamuud sheekh Xasan ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug. Gudoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaraha Ugaas Nuur Kusoo dhaweeyey Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, musuuliyiin, culumaa’udiin iyo ciidan. Gudoomiyaha ayaa soo dhaweyn kadib loo galbiyey gudaha Magaalada, waxaana imaanshihiisa ku soo aadayaa iyadoo uu dib […]

Continue Reading

Faallo: Maxaa ka run ah horumarka ay Xukuumada ka sheeganeyso dhanka Shaqo Abuurka?

Waxaa aan wada ognahay in Dhalinyada Soomaaliyeed ay yihiin kuwa saameyta ugu badan ay ku reebtey deganaansho la’aanta siyaasadda, dagaalada, abaaraha iyo dhibaatooyinka kale oo horseedey dhaqaale burbur muddo dheer ah taas oo saameyn daran ku yeelatey suuqa shaqada. Bulshada Soomaaliya 73% waa faqiir halka 43% oo ka mid ah ay ku adag tahay nolosha. […]

Continue Reading

Maxaa hortaagaan Fulinta heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna?

Waxaa wali laga dhursugayaa dhaqangelinta heshiiskii ay Galmudug iyo Ahlu sunna 3 December 2017 ay ku kala saxiixdeen dalka Jabuuti, heshiiskaan oo mar kale si rasmi ah loogu saxiixay Madaxtooyada Soomaaliya 6 December 2017. ugu dambeyn 18 Janaayo 2018 ayaa Magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug waxaa laga taagay calanka Galmudug taas oo ka dhigneyd bilowga fulinta […]

Continue Reading