Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo gaaray Gaalkacyo
Madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamed cabdi Xaashi iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen xubno ka tirsan golaha wasiirada Galmudug iyo saraakiil ka socatay hay’addaha qaramada midoobay ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka mudug. Wafdigaan ayaa markii ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha Oshaca ee magaalada galkacyo waxaa […]
Continue Reading