Dhalinyaro Somaliyed oo ku xirnaa Libiya oo Muqdisho la keenaayo
Maanta ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho laga soo dajiyo 13 dhalinyaro Somaliyed oo laga soo daayay xabsiyada dalka Libya. Dhalinyaradaan ayaa sii dayntooda waxaa fududeysay dowladda Federalka Somaliya, kadib markii kiiska dhalinyaradan ay u xil saartay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya dowladda Somaliya. Ambassador Cali Siciid Fiqi, ayaa ku guuleystay 13 kaan dhalinyarada ah […]
Continue Reading