Cadaado: Nin Dhalinyaro ah oo Sameeyey Nal ku shaqeynaya Ileyska Cadceedda (Video)

Arimaha Bulshada Hormarka Dalka Wararka Galmudug Wararka Maanta

Ahmed Cumar Sahal waa Nin dhalinyaro ah oo ku nool Magaalada Cadaado, waxa uu ku guuleystay inuu sameeyo Nal ku shaqeeynaya ileyska Cadceedda, Waxaana hirgalinta fikradan ka taageeray Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Sare ee Ganacsiga Ileys Magaalada Cadaado.

Nalkii uu sameeyey ayaa laga taagay xaafadda Haraaley magaalada Cadaado, halkaas oo aad ugu baahneyd. hadaba sheekada arintan halkaan ka daawo.

share garee.