Xildhibaan Odawaa” Midnimada iyo madax banaanida Soomaaliya waa lama taabtaan”

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka jawaabay hadal uu jeediyay Agaasimaha Shirkadda DP World ee ahaa in dowladda Soomaaliya aysan waxba ka khuseynin Heshiiska dekedda Berbera. Qoraal uu arintaasi kaga hadlay Xildhibaanka ayaa sidaan u qornaa: Midnimada iyo madax banaanida Soomaaliya waa lama taabtaan. Waxa aan dhagaystay waraysiga […]

Continue Reading

Somalia & Turkiga oo kala sixiixday heshiis muhiim ah.

Munaasabadan ay  ku kala  saxixanayeen Wasaaradda Beeraha Dowladda Federaalka iyo Hay”adda  Horumarinta dalka Turkiga ee  TiKA  wax ka qabadashada biya xireenada wabiga shabeelle Saabuuni  iyo keydka  Biyaha Xawaadleey,waxaana goobjoog ka ahaa Ku simaha Ra”iisul Wasaaraha ahna Ra”iisul Wasaare Ku_xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guleed, Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada, Ganacstada beeraleyda dalka,Safiirka dalka aan […]

Continue Reading

Daawo: Nabadoona Cadaado oo sheegay in la jabiyey balantii MD Farmaajo

Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Hotel Central Magaalada Cadaado Nabadoonada Cadaado, waxa ayna ku nuuxnuuxsadeen in la jabiyey balantii ay horey u wada galeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf. Odayaashan ayaa sheegay in saddex qodob oo heshiiska ka mid aheyd lagu xadgudbay, qodobadaas oo kala ah in […]

Continue Reading

Maxaabiis laga soo daayey India oo Muqdisho la keenayo

Magaalada Muqdisho waxaa la filayaa in maanta ay soo gaaraan Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga siidaayay xabsiyada dalka Hindiya, kuwaas oo falal la xiriira burcad badeednimo loogu xiray dalkaas. Maxaabiistan ayaa gaaraya 77 Qof oo ka mid ah maxaabiista lagu siidaayay heshiiska maxaabiis isweydaarisiga dowladaha Soomaaliya iyo Hindiya. Qaybta maanta la keenayo waa qeybtii 2-aad,waxaana dhiman […]

Continue Reading

Ciidamo xoog kula wareegay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Qardho

Askar ka tirsan Ciidanka Birmadka maamulka Puntland ayaa saaka la wareegay xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga magaalada Qardho sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland. Maamulka degmada Qardho ayaa xaqiijiyay in ciidamada ay Albaabada u laabeen xarunta Wasaaradda Maaliyadda. Ciidamada ayaa waxa ay sheegeen in Wasaaradda Maaliyadda Puntland Saddexdii bilood ee lasoo dhaafay in […]

Continue Reading

Galmudug oo mar kale wajaheysa Xiisad Siyaasadeed.

Kadib markii Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ku soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug, ayaa waxaa soo ifbaxay jahwareer siyaasadeed oo ku wajahan halka lagu qabanayo howsha mideynta labada Barlamaanka. Madaxweyne Xaaf ayaa wada qorshe ah in caasimadda dhuusamareeb noqoto halka lagu mideynayo labada barlamaan, arintaas oo ay reer Cadaado iyo qaar […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Dib ugu soo laabtay

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay,kadib markii uu ka qeybgalay shirkii Madaxda Dalalka Ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka dhacay 2-dii bishan magaalada Kampala ee Xarinta Dalka Uganda, kaas uu martigeliyey Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Kaguta Musaveni. Mudane […]

Continue Reading

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo socdaal nabadeed ku maraya Waqooyiga Gal-gaduud

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey)  iyo wafdi uu hoggaamainayo oo Maalmahan socdaal nabadeed ku marayay degaanno ka tirsan Gal-gaduud ayaa kulamo la qaatay Odayaasha iyo wax garadka Degmada Caabudwaaq. Mudane Carrabeey iyo wafdigiisa ayaa waxay kulamo la qaateen qaar ka mid ah Odayaasha iyo wax garadka degaannadii ay booqdeen, iyagoo kala hadlay sidii xal […]

Continue Reading

Itoobiya oo Arday Soomaaliyeed u diiday shahaadooyinka Jaamacadda

Arday Soomaaliyeed oo ku wax ku baratay dalka Itoobiya, islamarkaana bartay kulliyadda Caafimaadka ay dowladda Itoobiya waxa ay u diiday in siiso Shihaadooyinkii ay la haayeen markii ay dhammeeyeen Jaamacadda. Ardaydaan oo tiradoodu gaarayso 17 arday ayaa kasoo jeedda maamulka Somaliland. Dhakhatiirta Qalin-jabisay Waxa ka mid ah 17 Dhakhter oo Sanadkii 2011-kii Waxbarasho u Doontay […]

Continue Reading