Ciidamo ku dagaalamay degmada Hodan

Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku dagaalamay degmada Hodon  gaar ahaan  Tarabuunka sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka degaanka. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamada NISA iyo sidoo kale ciidamada ay tababarto dowladda Imaaraadka ee ku sugan Warshadda Caanaha. Dadka degaanka waxa ay xaqiijiyeen in ay maqlaayeen rasaas xooggan oo labada dhinac […]

Continue Reading

Maydad Alshabaab oo lagu soo bandhigay gobolka Gedo

Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay degmada Buurduubo ku soo bandhigeen Meydadka laba ruux oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab. Raggan maanta ay soo bandhigeen Saraakiisha ayaa waxaa lagu dilay Dagaal xalay fiidkii ka dhacay degmada Buurdhuubo, kadib markii Dagaalyahanada Shabaab ay laba jiho ka weerareen degmada. Goobta laba ruux ee Meydadka […]

Continue Reading

Maxaa kasoo baxay shirkii ay Cadaado ku yeesheen Beelaha Saleebaan iyo Sacad?

Wafdi ka socday beesha sacad oo xalay soo gaaray Magaalada Cadaado, iyagoo ka yimid magaalada Dhuusamareeb Caasimadda dowlad goboleedka Galmudug, Wafdigan ayaa dhuusamareeb kula soo shiray Madaxda Galmudug, waxayna kala hadleen tabashada beesha Saleebaan ee ah in Madaxda Galmudug is hortaagtay in dastuurka Galmudug lagu qoro qodob sheegaya in Cadaado tahay fadhiga Barlamaanka Galmudug. Wafdigan […]

Continue Reading

Eng. Yarisow oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Talyaaniga u qaabilsan Afrika (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kala hadlay Ergeyga Gaarka ah ee dalka Talyaaniga u qaabilsan Afrika Mudane Luciano Pezzotti iyo Safiirka dalkas ee Soomaaliya Danjire Carlo Campanile sidii dalka Talyaaniga ay uga qeyb qaadan lahaayeen mashaariicda horumarineed ee Gobolka. Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay xoogga saarayaan soo […]

Continue Reading

Putin oo ku guuleystay doorashada Ruushka

Vladmir Putin ayaa mar afaraad ku guuleystay  Madaxweynaha dalka Ruushka doorashooyinka madaxtinnimo  ee dalkaasi. Guddiga doorashooyinka ayaa sheeegay in madaxweyne Putin uu helay 76% codadka la dhiibtay ka dib markii la tiriyey. Mucaaradka Ruushka Alexei Navalny ayaa laga mamnuucay in uu ka qeyb-galo doorashooyinka  dalka, ka dib markii lagu eedeeyay in uu lunsaday hanti dadweyne. […]

Continue Reading

Gudoomiye Jawaari oo aqbalay mooshinkii laga keenay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari oo goor dhow la hadlayay Warbaahinta ayaa aqbalay mooshinka laga keenay, isagoo sheegay inuu diyaar u yahay in cod lagu kala baxo. Guddoomiye Jawaari ayaa beeniyay warar saacadihii la soo dhaafay la soo geliyay baraha bulshada, kaasoo ahaa inuu is casilayo, isagoo hadalkaas ku tilmaamay mid riyo […]

Continue Reading

Maxay Ergadii Beesha Sacad kala kulmeen Madaxweynaha Galmudug?

Waxaa shalay galinkii hore gaaray Magaaalada Dhuusamareeb caasimadda dowlad goboleedka Galmudug Wafdi ka socday beesha Sacad, wafdigaas ayaa ka ambabaxay magaalada Cadaado, waxa ayna u tageen halkaasi si ay Madaxda Galmudug ugala hadlaan tabashada beesha Saleebaan. Kulankii ugu horeeyey ayey la yeesheen Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, iyagoo dood dheer kadib shirkoodii ku […]

Continue Reading

Dib u dhac ku yimid Safarkii Madaxweyne Farmaajo ee dalka Qatar

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dib u dhigay Safar uu maanta ku aadi lahaa dalka Qatar, maadaama uu jiro khilaaf weyn oo uu dhaxeeya xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii Xildhibaano ay soo gudbiyeen mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Ilo lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha uu waddo […]

Continue Reading