Muran ka taagan Halka lagu qabanayo mooshinka Jawaari

Xildhibaanada ka soo horjeeda Mooshinka laga keenay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shuruud ku xiray in cod u qaadista moshinka guddoomiye Jawaari lagu qabto Xarunta golaha shacabka. Xildhibaanada ayaa sheegay in aysan diidaneyn in golaha shacabka lagu qabto kulanka balse ay diidan yihiin in cod u qaadista ay dhacdo iyadoo ciidamadii ay […]

Continue Reading

Roobka Guga oo ka curtay Deegaano hoostaga degmada Xarardheere

Sida ay inoo sheegay goobjoogayaal nala soo xariiray, roobkii Guga ayaa ka curtay deegaano hoostaga degmada Xarardheere koofurta Gobolka Mudug. Deegaanada Roobku ka da’ay waxaa ka mid Dabagalo, Dumaaye iyo Jowle. Roobkan ayaa bilowday Maanta duhurkii, waxaa laga dareemayaa inta badan tuulooyinka hoos taga degmooyinka Xarardheere iyo Hobyo onkodka iyo daruuro biyeysan oo dul hoganaya. […]

Continue Reading

Beesha Caalamka oo aqbashay codsi ka yimid Guddoomiye Jawaari

Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ee uu mooshinka ka yaallo ayaa la sheegay inuu warqad qoraal ah u qoray Xubnaha Beesha Caalamka ee fadhigooda yahay Xarunta Xalane, Qoraalkan ayaa ujeedkiisa ahaa sidii cod bixinta Mooshinka ka yaalla Baarlamaanka loogu qaban lahaa Teendhadii ay ka dhacday Doorashadii Madaxweyne Farmaajo ee ku yaalla garoonkii Ciidamada […]

Continue Reading

Agaasime Guuleed Jawaase oo maalintii 3-aad ku xiran Dhuusamareeb

Agaasimaha wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Dowlad goboleedka Galmudug Guuleed Cismaan Jawaase ayaa maalintii 3-aad ku xiran xabsi ku yaala caasimadda Dhuusamareeb, Ciidamada Ahlu sunna ayaa galabtii Talaadada 20/03/2018 xabsiga u taxaabay Mr. Guuleed. lama oga sababta rasmiga ah ee loo xiray agaasimaha. Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo aan la hadalnay ayaa ka gaabsaday in ay […]

Continue Reading

Guddiga Xallinta Khilaafka Aqalka Hoose oo War Soo Saaray

Guddiga Aqalka Sare uu u saaray xallinta khilaafaadka xubnaha Aqalka Hoose, ayaa maanta shir jaraa’id oo ay Muqdisho ku qabteen waxay ku faahfaahiyeen halka ay howshooda mareyso. Senator Maxamuud Axmed Mashruuc, ayaa wariyayaasha u sheegey in ay la kulmeen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayna ka dalbadeen in uu soo faragaliyo dhammeeynta khilaafaadka. Waxa uu […]

Continue Reading

Daawo: Dhismaha isbitaalka Baxdo oo meel fiican maraya

Dhismaha Isbitaalka Degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa meel fiican maraya, waxaana bulshada magaaladu dhexda u xiratay sidii ay u dhisan lahaayeen isbitaal weyn oo haqabtira baahidooda. Dhawaan waxaa halkaas booqasho ku tagay masuuliyiin HAYAT  Foundation. Bulshada Baxdo ayaa wada dadaal ay ku dhisanayaan xarumaha adeegga asaasiga ah sida Saldhig boolis, xarunta degmada, isbitaal weyn […]

Continue Reading

Saraakiil Sare oo Alshabaab ah oo lagu qabta howlgal Qorsheysan

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan waxa ay xalay ku galeen xarumo Shabaab ay ku leeyihiin Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Waxaa jiray dagaal kooban oo dhexmaray Ciidankii Dowladda ee weerarka qaaday iyo dagaalamayaasha Shabaab, Waxaana jira Khasaare kala duwan oo ka dhashay howlgal, Sidaas waxaa xaqiijiyay Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada Dowladda ayaa […]

Continue Reading

Ciidamo ku dagaalamay degmada Hodan

Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku dagaalamay degmada Hodon  gaar ahaan  Tarabuunka sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka degaanka. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamada NISA iyo sidoo kale ciidamada ay tababarto dowladda Imaaraadka ee ku sugan Warshadda Caanaha. Dadka degaanka waxa ay xaqiijiyeen in ay maqlaayeen rasaas xooggan oo labada dhinac […]

Continue Reading