Masar oo deeq Dawo ah ku wareejisay Soomaaliya (Sawirro)
Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay deeq Dawo ah oo ay soo dhiibtay Dowladda Masar. Munaasabaddii lagu wareejinayay deeqdaasi Dawada ah oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisha ayaa waxaa goob joog ka ahaa agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Dr. C/laahi Xaasi, Danjire ku xigeenka safaarada Masar ee Soomaaliya Axmed […]
Continue Reading