Alshabaab oo la wareegay deegaanka Cali Fooldheere
Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa waxa ay xaqiijiyeen in ciidamada AMISOM saaka ay isaga baxeen degaanka Cali Fooldheere oo ka mid ah degaanada hoos yimaada Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha dhexe. Degaankaasi ayaa inta badan waxaa ka dhaca weeraro ay soo qaadaan ciidamada Al Shabaab. Gaadiidka dagaalka ciidamada AMISOM ayaa saaka ka soo […]
Continue Reading