Wararkii ugu dambeeyey ee Khilaafka Barlamaanka Soomaaliya
Khilaafka ka dhex aloosan Xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya ayaa cirka isku shareeray kadib markii ay xalay ku dhawaaqeen guddigii dhexdhexaadinta Aqalka sare in ay burburtay waanwaantii ay wadeen, iyagoo ku eedeeyey in dhanka xukuumadda ay ka socon waysan heshiiskii ay wadeen. Sidoo kale Xildhibaanada la baxay Badbaadada Barlamaanka oo taageersan Gudoomiye Jawaari oo xalay shir […]
Continue Reading