Deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo Barlamaanka cusub ee Galmudug, Bulshada Xeraale ayaa diidan in Ururka Ahlu sunna oo dagaal kala dhaxeeyo u soo xulaan xildhibaanada ay ku lahaayeen Barlamaanka cusub ee Galmudug.
Masuuliyiinta iyo qeybaha bulshada oo goobta ka hadlay ayaa aad uga soo horjeestay waxa ka socda caasimadda dhuusmareeb. halkaan ka daawo muuqaalka.