Diyaarado Duqeeyay Buuraleyda Degmada Qandala

Wararka laga helayo deegaamada gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe duqeyn loo geystay fariisan ay ururka Daacish ku lahaayeen meel u dhow tuuladda Dhaadaar ee ka tirsan buuraleyda degmada Qandala. Dadka deegaanka qaarkood ayaa VOA u sheegay inay maqlayeen dhawaaqa duqeynta. Sidoo kale, sarkaal ka tirsan ciidamadda ammaanka Puntland oo ka […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne Xaaf oo dib ugu soo laabtay Dhuusamareeb

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Madaxweynaha ayaa safar gaaban ku tagay Dalka Jabuuti waxaana garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu Jabuuti […]

Continue Reading

Maxaa ka run ah inuu is casilay Gudoomiye Jawaari?

Waxaa saaka loo balansanaa inuu furmo fadhiga Barlamaanka , iyadoo labada garab ee xildhibaanada ay kala wateen laba ajende. garabka Muudeey ayaa xildhibaanada ku wargeliyey in ajenduhu yahay Mooshinka Jawaari laga keenay. halka garabka Jawaari iyana ajende ka dhigteen arinta Beledxaawo. Waxaana warar goordhow soo baxay sheegayaan inuu baaqday kulankii Barlmaanka. Xildhibaanada qaar oo saakay […]

Continue Reading

Faafaahin Lacagtii lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho +Video

Wararkii ugu dambeeyey ee aan helay ayaa sheegaya in Lacagtii Maanta lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Magaalada Muqdisho la geeyey Bangiga Dhexe Soomaaliya. Lacagtaan ayaa tiradeeda lagu sheegay 9 Milyan iyo 600 kun dollar. Waxaana boorsooyin ku waday Diblumaasiyiin ka tirsan Safaaradda Imaaraatku ku leeyahay Muqdisho. Lacagtan ayaa la sheegayaa in ay tahay Mushaarka […]

Continue Reading

Xildhibaanada cusub Galmudug oo Kaarkii Xildhibaanimo la siiyey (Sawirro)

Xildhibaanada cusub ee garabka Ahlu sunna ayaa maanta la gudoonsiiyey kaararkooda aqoonsiga xildhibaanimo, Sidoo kale waxaa kulanka ku wehliyey xildhibaanadii hore Galmudug, kulankan ayaa waxaa  shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Barlamaanka Galmudug Maxamed Axmed Maalin. Wali waxa aan cadeyn tirada rasmiga ah ee Xildhibaanada Ahlu sunna ka yimid. wararka qaar ayaa sheegaya in […]

Continue Reading