Faransiiska oo ka hadlay Dagaalka Al-Shabaab

Ka dib kulan ka dhacay Magaalada Paris ee Caasimadda dalka Faranciiska kasoo oo dhexmaray Madaxweynaha Faranciiska iyo Dhaxal-sugaha dalka Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa waxaa looga hadlay dagaalka Al-Shabaab ee ka socda Soomaaliya. Madaxweynaha Faranciiska ayaa sheegay in dowladdiisa ay bixin doonto dhaqaalle dheeraad ah oo loogu tala galay in lagu dagaallamo Al-Shabaab. Waxaa uu sidoo […]

Continue Reading

Roobab Xooggan oo ka Da’ay Magaalada Muqdisho

Roobab xoog leh oo Saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa saamayn ku yeeshay isu socodka dadka iyo gaadiidka, iyadoo wadooyinka waaweyn iyo kuwa xaafaddaha ay biyo fariisteen. Roobabkaasi ayaa sidoo kale saameyn ku yeeshay dadka Barakacayaasha ah ee kunool Magaalada Muqdisho,kuwaa soo aan heysanin waxyaabo ay ka okortaan dhibicda roobka. […]

Continue Reading

Fadhigii Maanta ee Golaha Shacabka oo Baaqday

Kulankii maanta oo Arbaco loo balansanaa in Guddoomiyihii is casilay Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu ka jeediyo Fadhiga Baarlamaanka ayaa baaqday, iyadoo uu soo baxayo muran iyo is qab qabsi ka dhashay habka kulankaas loo qabanayo. Farriimo iska soo horjeeda ayaa xalay loo kala diray Xildhibaanada, waxaana farriin ka timid dhanka howl wadeenadii horay u […]

Continue Reading

Dowlada Imaaraatka oo ka hadashay lacagtii lagu qabtay Aadan Cadde Airport

Wasaarada Arimaha dibada Imaaraadka ayaa War saxaafadeed ka soo saartay lacagtii lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. War saxaafadeed ka soo baxay wasaarada Arimaha dibada ayaa lagu sheegay In lacgta la qabtay ay aheed lacag Lagu caawin jiray ciidamadda Soomaliya. Warkaan Oo lagu Qoray Webseedka wasaarada Arimaha dibada ayaa dhanka kale lagu sheegay in howl wadeenadii lacgta […]

Continue Reading

Video: Wasiirka Howlaha Guud DFS oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha Cadaado

Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska dowladda Federaalka ah Eng Saadaq Cabdullaahi Cabdi oo maanta soo gaaray Magaalada Cadaado ayaa kormeeray Garoonka Diyaaradaha Cadaado oo howl balaarin ah ka socoto, sidoo kale wasiirka ayaa booqday goobo badan magaalada ah. wasiirka ayaa ka mahad celiyey sidii diiranadeed ee loogu soo dhaweeyey Galmudug gaar ahaan Cadaado, […]

Continue Reading

Video: Farmaajo iyo Jawaari oo shir jaraa’id wada qabtay

Duhurnimadii ayey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo guddoomiyaha Baaralamaanka federaalka ee xilka ka sii degaya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, wadajir shir jaraa’id ugu qabteen Muqdisho. Jawaari oo hadalka ku horreeyey ayaa ku celiyey in Arbacada uu istiqaaladiisa Baarlamaanka hor gayn doono. Weli kama uusan hadlin sababta uu isu casilay. “Waxaan ku celinayaa in amaanadii […]

Continue Reading

Alshabaab oo Sh. Xasan Yacquub ka badalay gobolka Galgaduud

Xafiiska Siyaasadda Ururka AlShabaabul  ayaa gudoomiye cusub u magacaabay gobolka Galguduud ee dhacda bartamaha dalka Soomaaliya.  Isbedelka dhanka maamulka ah ayaa ka dhacay Galgaduud,  waxaana Gudoomiyaha cusub ee Gobolka loo magacaabay Sheekh Cabdullaahi Abuu Khaalid oo bedelay Sheekh Xasan Yacquub Cali gudoomiyihii hore ee  Galguduud. Munaasabad ka dhacday magaalada Ceelbuur oo ay ka qeyb galeen […]

Continue Reading

Jawaari oo Si rasmi ah u Shaaciyey inuu iscasilayo

Laanta afsoomaakiga BBC ayaa xaqiijisay in Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari uu aqbalay inuu iscasilo kadib buuq siyaasadeed ee ka taagnaa Magaalada Muqdisho. Wariyaha BBC-da ayaa sheegay inuu khadka Taleefanka kula hadlay Gudoomiye Jawaari inuu u xaqiijiyey inuu Arbacada hortagi doono Golaha Shacabka, isagoo istaqaaladiisa u gudbin doono Barlamaanka. Prof Jawaari oo […]

Continue Reading