Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga joogtada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay qaar ka mid ah Guddiyada joogtada ee Golaha Shacabka, Kulanka ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo guddiyada joogtada ee Villa Hargeysa. Guddiyada uu la kulmay Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa waxaa ka mid ah guddiga Difaaca ee Golaha iyo guddiga […]
Continue Reading