Xarunta Dhaqancelinta Alshabaab oo laga hirgalinayo Dhuusamareeb (Sawirro)

Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka furay xarun loogu tala galay in lagu dhaqan celiyo dagaalyahanada kasoo goosta Al-Shabaab. Xaruntaan ayaa hirgelinteeda waxaa iska kaashaaday dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug. Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Agaasimaha Waaxda Dhaqan celinta Maleeshiyaadka u qaabilsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si wada jir […]

Continue Reading

HUBSIIMO HAL DHAN BAA LA SIISTAA!!

Hadal heynta facebook labadii maalmood ee u dambeysey waxay aheyd Cilmi baaris ka hadleysa tacadiyada Gabdhaha Saxafiyiinta ah lagu kaco tasoo ay sameeyeen Ururka SWJ oo ay Farxiyo Maxamed Kheyre hogaamiso.  waxaa I soo wacday ka bdan 10 Qof oo mid walba ka cabanayo daraasadda la sameyey, waxay ku andacoonayeen sida ay hadalka u dhigeen […]

Continue Reading

Xarigga Internetka (Fiber Optic) oo soo gaaray Galmudug (Sawirro)

Waxaa deegaanada Galmudug soo gaaray xarrigga internetka ee Fiber Optic Cable, Waxa uuna hadda marayaa deegaanka Dagaari ee gobolka Mudug. Xariggan ayaa la filayaa in la gaarsiiyo magaalada Muqdisho. Xariggan ayaa laga soo jiiday xeebta Magaalada Boosaaso, waxaana maalgaliyey shirkada isgaarsiinta Hormuud, ilo xog-ogaal ah ayaa inoo xaqiijiyey in Hormuud xariggan ay ku maalgalisay lacag […]

Continue Reading

Shirka iskaashiga dhaqaalaha Afrika iyo Japaan oo ka furmay Johannesburg

Waxaa Maanta Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika ka furmay shir looga hadlayo iskaashiga xagga dhaqaalaha ee Dalalka Qaaradda Afrika iyo Jabaan. Kulankan oo ay soo agaasintay Dowlada Japan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Dalka Koonfur Africa, Criral Ramaphosa, Wasiirro ka socda Dowlaha Afrika oo ay Soomaaliya ka mid tahay ,iyo Wasiiro ka socda […]

Continue Reading

Guddiga Gurmadka oo maanta tagaya Beledweyne

Guddigii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhawaan u xilsaartay gargaarka dadkii uu saameeyay fatahaada Wabiga Shabeelle ayaa maanta waxa ay ku wajahan yihiin Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Guddigan ayaa waxaa Guddoomiye u ah Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed. Xubnahan ayaa waxa ay booqan doonaan dadka ka Barakacay gudaha Magaalada […]

Continue Reading

Tirsigii 62aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe Bisha May 2018

  Waxaanidin la wadaagaynnaa; tirsigii 62aad eeWargeyskaGobolladaDhexe, sanadka 2018, eebisha may. Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan, warbixin dheer oo ku saabsan; MW hore eeXiman iyo Xeeb, mudane Maxamad Cabdullaahi Macallin Aadan (Tiiceey) oo dalka dib ugu soolaabtay iyo sooyaalkiisa aqoon, aqool iyo hoggaamin. Wasiirodawlaha Arrimaha Gudaha DFS mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye oo xildhibaan federal […]

Continue Reading

Mowqifka Barlamaanka Galmudug ee Khilaafka Ka taagan Galmudug

In ka badan 40 Xildhibaan oo ka tirsan Dowlad-goboleedka Galmudug oo shir jaaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Khilaaf ay sheegeen in uu ka jiro Fulinta heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-suuna. Xildhibaanno ay ka mid yihiin Garaad Yuusuf, Shariif Maxamed iyo Abuukar Warsame ayaa sheegay in reer Galmudug u istaagaan badbaadinta Maamulka. Halkan ka akhriso […]

Continue Reading