Qatar oo mamnuucday badeecadaha ay soo saaraan dalalkii go’doomiyay
Dowladda Qatar ayaa dalkeeda ka mamnuucday badeecadaha iyo alaabaha ay soo saaraan Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ee sanad ka hor go’doomiyay. War ka soo baxay Xukuumadda Doxa ayaa lagu sheegay in badeecadaha ay soo saaraan dalalka Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ee lagu iibiyo dukaamada waa weyn ee dalkaas laga saaro, wixii hadda ka dambeeya […]
Continue Reading