Daawo: Baaqa Golaha Midnimada & Badbaada Galmudug (Video)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Guddiga fulinta Golaha Midnimada iyo Badbaadada Galmudug oo shir ku yeeshay Magaalada Cadaado ayaa gabagabadii shirkaas ka soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlay xaalada siyaasadeed ee Galmudug. Waxaana warbaahinta u aqriyey gudoomiyaha Golaha Siyaasi Cismaan Maxamed Cali (Cismaan Dheere).