Madaxweyne Farmaajo oo Amray in la furo Wadooyinka xiran

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa amray in shacabka loo Sahlo isu Socodka Maagaaladda ,loona furo wadooyinka xiran. Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay wada shaqeyn dhexmarta ciidamada iyo Shacabka. Madaxweyne Farmaajo oo ka jawaabayaa cabashada shacabka ayaa amar ku bixiyay in la furo wadooyinka. Twitterka. Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa […]

Continue Reading

Askari Maraykan ah oo lagu dilay Soomaaliya

Kooxda al shabaab ayaa weerar ku dishay hal askari oo Maraykan ah, sidoo kale waxaa weerarkaasi ku dhaawacmay afar askari oo maraykan ah, ugu yaraan laba askari oo Soomaali ah ayaa ku dhimatay weerarka. Ciidanka Maraykanka ayaa waday hawlgal ay ku taageerayeen ciidmada Soomaaliya ee dagaalka kula jira kooxda al Shabaab. Weerarkan ayaa ka dhacay meel […]

Continue Reading

Maandooriye (Xashiish) lagu gubay Hobyo (Sawirro)

Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan degmada Hobyo ayaa xalay gacanta ku dhigay 150 kiilo oo maandooriyaha Xashiiska oo lagu soo qariyey gaari u socday magaalada Galkacyo. Maandooriyahaan ayaa laga keenay Magaalada Muqdisho, waxaana si dhuumaaleysi ah lagu soo marsiiyey deegaanada ay maamulaan ururka Alshabaab. Ciidmada Milatariga Aagga Bari oo ka warhelay arintaan ayaa gaari […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu qaabilsan arrimaha siyaasadda Rosemary dicalro oo uu wehliyey ergeyga QM ee Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo iyo Rosemary dicalro, ayaa kawada hadlay dadaalada dawladda Soomaaliya ay ka wado dhinacyada ammaanka, dhaqaalaha iyo Siyaasadda oo uu […]

Continue Reading

Taariikhda Allaha U Naxariistee Wariye Maxamed Aadan Terra

Wariye Maxamed Aadan Xirsi (Terra), ayaa waxa uu dhashay 1-dii Janaayo 1950, Magaalada gaalkacyo ayuu kusoo barbaaray, waxna ku bartay, Terra ayaa ka qalin jebiyay kuliyaddii Saxaafadda ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, Aqrinta iyo qoraalka ayuu aad u xiiseyn jiray, Barnaamijyada arrimaha bulshada ayuu wax kasoo diyaarin jiray. Xaaskiisa waxay ahayd AUN Maryam Cali Muudey oo […]

Continue Reading

International Partners Welcome Results National Security Council Meeting Baidoa

The United Nations, African Union, European Union, Inter-Governmental Authority on Development, Ethiopia, Italy, Norway, Sweden, the United Kingdom and the United States welcome the significant outcomes of the June 3-5 National Security Council meeting in Baidoa, capital of South West State. International partners commend the leaders of the Federal Government of Somalia, Federal Member States, Benadir […]

Continue Reading

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday deegaanka Daynuunaay

Alshabaab ayaa dagaal culus saaka aroortii hore ku qaaday Saldhig ciidamada Dowladda oo ku yaala deegaanka Daynuunaay,Duleedka Magaalada Baydhabo. Dagaalka ayaa ahaa mid culus oo la sheegayo inuu ku bilowday qarax, waxaana ciidanka dowladda iyo dagaalamayaasha Shabaab dhex maray dagaal saacad qaatay oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Warar kala duwan ayaa ka […]

Continue Reading

RW Xasan Cali Kheyre oo gaaray dalka Jabuuti (Sawirro)

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xsan Cali Khyre iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaaladda Jabuuti ee D-Jabuuti, waxaana goroonka diyaaradaha ee dalkaas ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaaraha Jabuuti iyo qaar ka mid mas’uuliyiinta dalka. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ay la socdeen wafti ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda […]

Continue Reading

Ciidanka gaarka ah ee Danab oo Howlgalo ka sameeyey Jubbooyinka (Sawirro)

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa dhaqdhaqaaqyo Ciidan iyo howgallo waxay ka wadaan deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolada Jubbooyinka. Ciidanka, ayaa goobaha ay Howlgalka ka wadaan waxaa kamid ah, Jammaame, Kaban iyo Kamsuuma, waxaana halkaasi ay ku burburiyeen fariisimo  Alshabaab ay ku dhuuman jireen. Waxay gacanta kusoo […]

Continue Reading