Local Governance, Service Delivery and Civic Engagement Consultant – MoIFAR Galmudug

  MINISTRY OF INTERIOR, FEDERAL AFFAIRS AND RECONCILIATION  Galmudug TOR for Local Governance, Service Delivery and Civic Engagement Consultant Title: Local Governance, Service Delivery and Civic Engagement Consultant Duration of the assignment:14 Months with possible extension Duty station: Galmudug (Adado/Dhusamareeb), Supervisor: Director General of Galmudug Ministries of Interior   Background The sector, district planning & […]

Continue Reading

Dadgeg: Engineer Ka tirsan Wasaarda Biyaha Galmudug oo ay Alshabaab ku weerareen inta u dhaxaysa Xarardheere iyo Ceelhuur:

Wararka naga soo gaaraayo dagmada Xarardheere ee koofurta gobolka Mudug ayaa sheegayaa in ururka Alshabaab ayay weerareen Gaari uu la socday Engineer Abdirizak Mohamed Adan oo ka tirsan Wasaarada Biyaha iyo Tamarta Galmudug una qaabilsan Deegaanada Bariga Mudug. Ilaa hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada Darawalkii Gaariga iyo dhaawac qof kale, iyadoo wararka na Soo gaarayana […]

Continue Reading

Dhuusamareeb: Magaalo Tag iyo Taariikh Leh W/Q: Col. Maxamed A. Koofi

Dhowaan ayaan safar dalxiis iyo barasho ah ku tagey magaalada Dhuusamareeb oo ah magaala madaxda Galmudug. Maalmo ka hor inta aanan tagin ayey magaaalada iyo deegaanada ku xeeranba ka curteen raxmad Eebe iyo roobabkii guga, waxayna durba dhirtu bannaanka dhigtey calafka iyo cagaarkeeda. Biyaha, dhagaxa iyo dhirta ayaa cirifyada isla gaarey, waxayna ishaadu qabaneysaa wax […]

Continue Reading

Dowladda Soomaaliya oo xirtay Wadaad taageersan Alshabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Amniga ay soo xireen Mustafa Cali Caanood oo sida ay sheegtay faafinayey Fikirka Khawaarijta. Bayaan kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu yiri “ Iyada oo laga duulayo go’aanka dowladda ee la xiriira ciribtirka fikirka marin habaabinta ah ee kooxaha Khawaarijta ah ayaa Ciidamada Amnigu waxa ay xalay oo […]

Continue Reading