Dadgeg: Engineer Ka tirsan Wasaarda Biyaha Galmudug oo ay Alshabaab ku weerareen inta u dhaxaysa Xarardheere iyo Ceelhuur:

Wararka Maanta

Wararka naga soo gaaraayo dagmada Xarardheere ee koofurta gobolka Mudug ayaa sheegayaa in ururka Alshabaab ayay weerareen Gaari uu la socday Engineer Abdirizak Mohamed Adan oo ka tirsan Wasaarada Biyaha iyo Tamarta Galmudug una qaabilsan Deegaanada Bariga Mudug.

Ilaa hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada Darawalkii Gaariga iyo dhaawac qof kale, iyadoo wararka na Soo gaarayana ay sheegayaan inuu ka badbaaday Injineerka.

Ururka Alshaab ayaa sheegtay Weerarkaas, ayaga oo sheegay inuu ka badbaaday qofkii lala beegsaday oo ahaa Engineer Abdirizak.

Halkaan ka daawo Sawirada