Hanti dhowrkii hore ee Qaranka oo Maxkamad la soo taagayo. Ogoow Sababta

  Hanti dhowrkii Qaranka ee dhawaan dowladda Soomaaliya xilka ka qaatay Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ku kacay fal dambiyeed qaran kadib markii uu dowladda Soomaaliya ka gudbiyey waraaqo.   Sida ya sheegayaan ilo ka ag dhow Villa Soomaaliya Hanti dhowrihii hore ayaa hey’adda IOM iyo hey’adaha deeqaha siiyo dowladda Soomaaliya u gudbiyey warqad ku […]

Continue Reading

Toogasho:Midka mid ergadii Dooratay Barlamaanka soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay

  Xogo dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Saaka degmada Waabari loogu geystay mid ka mid ah Ergadii Xildhibaanada kusoo dooratay Magaalada Jowhar ee Hirshabeelle. Ninka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Axmed Maxamed Aadan, waxaana da’diiso ay aheyd 70 sano jir sida ay sheegeen Mas’uuliyiinta Degmada Waabari. Gudoomiyaha ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda […]

Continue Reading

Xog: Maxaa lagu qaldaa Dhalinyarada Tahriibta ee Soomaalida”

Mid kamida ah magafayaasha afduubta dhaliyarada Tahriibta Ee Soomaalida ah ayaa ka shifay xog ku saabsan Tahriibayaasha iyo Muqalasiinta ama dalaaliinta kaxaysa dhaliyarada Waxa uuna yiri”   Dadka Labo ayay isugu jiraan  Ee Soo Tahriibaya. 1:Waa Dad Lacag haysta oo Qarashkooda isku qaba oo jeebkooda isticmaala Soomaaliya ilaa Talyaaniga .   2: Waa Dad u […]

Continue Reading

Eritrea oo Taageertay Qatar

  Wasaaradda arrimaha dibadda ee Eritrea ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dalalka Sucuudiga iyo Imaaraatku ay ka codsadeen in Dawladda Eritrea ay xidhiidhka diplomaasiga ah u jarto Qatar.   Warsaxaafdeedka ayaa lagu sheegay in dawladda Eritrea ay gabi ahaanba arrintaasi ay diidday.   Eritrea ayaa sheegtay in shacabka Qatar ay wadaagaan xidhiidh […]

Continue Reading