Roob Ka Da’ay Jowhar Oo Saameeyay Qoysas Barakacayaal Ah
Barakacayaal ku sugan degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay inuu saameeyay roob Labadii cisho ee lasoo dhaafay ka da’ay magaaladaasi. Dadkaan oo ayaa sheegay in aysan haysan meel ay ka galaan roobka, islamarkaana aanay arag cid ka caawisa bacaha roobka looga gambado. “Annaga cooshado ayaan degannahay illaa hadda ma aragno cid noo […]
Continue Reading