Xog: yaa Hargaysa ku Celiyay Diyaaraddii Xaaf Waday Maanta

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa maanta mar uu dib ugu laabtay Cadaado Waxuu sheegay in Diyaaradii uu lasocday oo ka soo kicitimaysay Magaalada Hargaysa ee Xarunta Soomaaliland ay Dowladda Federaalka Soomaaliya isku day inay ka hor is taagto dulimaadkeeda Cadaado Xaaf ayaa sheegay in ugu yaraan 5saac uu ku xayirnaa Garoonka Hargaysa.Mr Xaaf […]

Continue Reading

Xildhibaan Mahad Salaad”Xaaf Waxuu hayaa Wadadii Guuleed

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka ee kasoo jeeda Galmudug ayaa si adag uga hadlay xaalada deegaanada Galmudug iyo Dagaalada soo laabtay ee Gaalkacyo. Warbixin uu soo dhigay Bogiisa Facebook ayuu Xildhibaan Mahad Salaad uu uga hadlay arimo badan, waxaana uu tilmaamay iney jiraan olole ka socda Villa Somalia oo la doonayo in […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo dib ugu laabtay magaalada Cadaado Eedna u Jeediyay Madaxda DFS

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu labatay magaalada Cadaado, halkaasoo Xildhibaano, Wasiiro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ay ku soo dhoweeyeen. Madaxweyne Xaaf oo ka soo kicitimay dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, ayaa diyaaradii uu saarnaa ay ka dejisay magaalada Hargeysa, waxaana halkaas uu saacado ku ahaa Transit Wararka […]

Continue Reading

Diyaaraha Dagaalka Maraykanka oo Dulmaray Hawada K/Waqooyi

Tallaabadan ayaa lagu tilmaamay inay ahayd dhoolatus ay wasaaradda difaaca Maraykanku ku muujinaysay ilaa heerka ay gaarsiisan tahay awoodda Maraykanka iyo go’aamada uu qaadan karo madaxweyne Trump. Pentagonka ayaa sheegay in talaabadan ay ahayd mid muujinaysa talaabooyinka dhinaca dagaalka ee uu madaxweynuhu kala dooran karo haddii ay halis ka timaaddo dhinaca Kuuriyada Waqooyi. Diyaaradaha dagaalka […]

Continue Reading

RW Khayre oo kulan gaara la qaatay António Guterres

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Xogahaya guud ee Qaramada Midoobey António Guterres, waxayna kala wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta iyo iskaashiga labada dhinac. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa uga mahad celiyey António Guterres, sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyey xarunta Qaramada Midowbey, sidoo […]

Continue Reading

Puntland oo ku dhawaaqday Safiir u joogi doonaa Itoobiya,

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa dowladda Itoobiya u magacaabay Safiir cusub,kasoo maamulka Puntland u qaabilsanaan doona Itoobiya waxaana Safiirka cusub ayaa lagu magacaabaa Sureer Abshir Muuse. Waxaa uu xusid in dowladda Soomaaliya ayaa Safiir ku leedahay dalka Itoobiya arintaan ayaa ku tusinaysa sida Maamul Goboleedyadu u doonayaan inay gooni u samaystaan xiir […]

Continue Reading

Fiqi “Sharciga Saxaafadda, wuxuu u egyahay sida sharcigii xilligii Milateriga”

Iyadoo shalay Xildhibaanada Golaha shacabka la horgeeyay wax ka bedelka lagu sameeyay sharciga Saxaafada, ayaa qaar ka mid ah Xildhibaanada waxay ku tilmaameen sharcigan mid caburinaya saxaafada. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ahaa Xildhibaanadii ka hadlay sharcigan ayaa sheegay in Caalamka uu xilligan ka maamrmay Wasaaradadihii Warfaafinta, isagoo xusay in qodobada qaar ee […]

Continue Reading

Dagaal u dhexeeya Beelo kasoo kala jeeda Puntland&Galmudug oo ka dhacay Gobolka Mudug

 Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleedyo ayaa ka socda deegaan lagu magacaabo Qurac-Gaashaan oo dhaca waqooyi bari Gobolka Mudug, iyadoo dad ku dhaawacmay dagaalkaas la geeyay magaalada Gaalkacyo. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa u dhaxeeya dad xoolo dhaqato ah oo ka soo kala jeeda maamulada Galmudug iyo Puntland, waxaana xiisadan ay aheyd mid mudooyikii u […]

Continue Reading

Somalia Seeks Easing of Arms Embargo in Effort to Defeat al-Shabab

The Somali government has repeated its plea for world leaders to lift an international arms embargo, as the aid-dependent Horn of Africa nation continues to struggle with security threats from al-Shabab terrorist group. Delivering his speech to the United Nations General Assembly on Friday, Somalia Prime Minister Hassan Ali Khaire praised his country’s political and […]

Continue Reading