Madaxweynaha Ahlusuna oo rajo ka muujiyay Shirka Jabuuti
Sheikh Maxamed Shaakir Madaxweynaha Gobalada dhexe oo magaalada Nairobi kula hadlay warbaahinta ka hor inta uusan u dhoofin Dalka Jabuuti ayaa shegay in magaalada Nairoobi uu ku soo gaaray ka qeyb galka wada hadalada Galmudug iyo Maamulka Gobalada Dhexe ‘’Waxa halkan u imid sidaad la wada socotaan dedaalada xalka loogu raadinayo khilaafka hareyay Gobalada dhexe […]
Continue Reading