Somalia iyo Qadar oo Heshiis hormarimeed kala saxiixday
Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa ku kala saxiixday goor dhow magaalada Muqdisho heshiis horumarineed oo ku kacaya labo boqol oo malya oo dollar iyadoo saxiixa heshiiskana uu goobjoog ka ahaa ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre. Heshiiskan oo ah mid mashaariic horumarineed loogaga hirgelinayo wadanka Soomaaliya ayaa yimid kadib markii uu saaka soo gaaray magaalada Muqdisho […]
Continue Reading