Muqtaar Roobow oo gaaray Xudur

Wararka ka imanaya magaalada Xudur  ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo 13-kii August isku soo dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya uu maanta gaaray degmada Xudur ee gobolka Bakool. Roobow oo ay wehlinayaa xubno uu kamid yahay wasiirkii hore ee difaaca xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Cabdulaahi Maxamed ayaa lagu soo dhoweeyay […]

Continue Reading

Maamulka G/Banaadir oo soo celiyay Dhul uu lahaa Cabdulaahi Yusuf

Maamulka Gobolka Benaadir ayaa ku guuleestay in uu dib ugu soo celiyo Dhul uu lahaa allaha u Naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/laahi yuusuf Axmed, Caruurtiisa ayaa lagu wareejiyay dhulkaas oo ku yaala Degmada Wadajir ee Gobolka Benaadir oo in muddo ah laga hastay. Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed […]

Continue Reading

Akhriso:Liiska Golaha Wasiirada Hirshabelle oo lagu dhawaaqay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhawaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood. Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle. Golaha Wasiirada Hirshabelle ee lagu dhawaaqay ayaa isugu jira xubno horay uga mid ahaa Dowladii Cali Cabdulaahi Cosoble […]

Continue Reading

Maraykanka oo sheegay inay duqeyn ku dileen Sargaal ka tirsanaa Daacish-ta Somalida

Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay sheegtay duqeyn ka dhacday Gobolka Bari ee deeganada Puntland in lagu dilay Sarkaal ka tirsan Kooxda Daacish iyo ilaaladiisa. Duqeynta ayaa waxa ay ka dhacday deegaanka Bohole oo qiyaastii 70-KM u jirta Degmada Boosaaso ee Gobolka Bari. Saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga dalka Somaliya oo Mareykanka ka caawiya duqeymaha laga […]

Continue Reading

Al-shabaab oo Weerar ka gaystay Gudaha Kenya

Dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in weerar saf ballaaran ah ay ku qaadeen gabaldhacii Taladaada (shalay) kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda Kenya. Ciidamada Kenya oo maraayey waddo isku xirta Wittu iyo Gamba oo ka tirsan Lamu ayaa la sheegay in dagaal xooggan ay kala kulmeen Al-shabaab, waxaana halkaasi ka dhashay […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo oo kusii jeedaa Ivory Cost

Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Soomaaliya dalka Kenya wuxuu ku sii jeedaa dalka Ivory Cost, halkaasi oo uu kaga qayb galaayo Shir caalami ah. Shirka Madaxweynaha uu kaga qaybgalaayo dalka Ivory Cost ayaa wuxuu u dhaxeeya Afrika Iyo Yurub, wuxuuna sanadkaan ka dhacaya dalkaasi Ivory Cost. Shirkaan ayaa looga hadli doono arrimo badan oo ku […]

Continue Reading

Kooxdii Dishay Haweenaydii 65-sano jirka ahayd oo la qabtay

Kadib hawlgal ciidamada Nabad Suggida ay ka sameeyeen deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo xubno Shabaab ka tirsanaa. Hawlgalka ayaa waxaa lagu soo qabtay saddex nin oo habeen hore dil ka gaysatay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho, waxaana ay dileen haweenay da’ aheyd. Ciidamada NISA […]

Continue Reading

Odawaa oo soo Dhaweeyay Wadahadalada Galmudug iyo Ahlusuna

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa soo dhoweeyay wada hadalada ka furmay Jabuuti ee u dhaxeeya Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna. Xildhibaan Odawaa ayaa sheegay inay rajeynayaan in wada hadalada ka furmay Jabuuti inay ka soo baxaan natiijo wax ku ool ah oo u horseeda dadka Galmudug Midnimo. “Labada maamulba waxaan u […]

Continue Reading

Deg Deg Golaha Wasiirada Hirshabelle oo lagu dhawaaqay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhowaaqay gole wasiir oo ka kooban 47 xubnood. Golaha wasiirada ayaa waxa ay isugu jiraan qaar hore uga tirsanaa dowladii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub. Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 7 Wasiiru dowle. Filo […]

Continue Reading

(Sawiro) Farmaajo oo ka qayb galay Caleema-saarkii Kenyatta

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta madaxda ka socotay dalalka caalamka kala qeyb galey xafladda caleema saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka dhacdey Garoonka Ciyaaraha ee Kazarani ee magaalada Nairobi. Munaasabaddan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa khudbad ku aaddan hiigsiga, horumarka Kenya iyo xirriika uu dalkaasi laleeyahay waddamada […]

Continue Reading