Maxa ka jira Heshiiska Galmudug iyo Ahlusunna?

Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalka Jabuuti waxaa baryahaan kasocday Shirka lagu heshiisiinayo Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna Shirkaan oo ay Maalgalinayso IGAD ayaa furmay 27 November waxaana kasoo baxayay warar kala duwan. Maalmihii ugu horeeyay ee Kulamada ayaa u badnaa aqoon is waydaarsi labada dhinac ah oo ku aadan habka loo xaliyo Khilaafaadka Siyaasadeed gaarahaan Khilaafka Labada […]

Continue Reading

Falanqeyn:Madaxweyne Farmaajo waa suurtagal in Mooshin laga keeno!

Waxaa jiray in mar hore in Madaxweyne Farmaajo codsadey inuu kulan degdeg ah oo uu la hadlo labada Aqal ee Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya. Kulankaa ma suurta galin. Wali lama garan wax uu madaxweynuhu ugu baaqday inuu xildhibaanada labada gole ka dhaadhiciyo Qorshihiisa dagaalka ee uu iclaamiyey ee al shabaab.Markuu kulankaa baaqday waxaa bilowday kooxo kala u […]

Continue Reading

Dhaqan galka Amaro kasoo baxay Wasaaradda Amniga oo Maanta lasugayo

Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa 30/11/2017 Soo saartay amaro Cusub oo ay sheeegtay in wax looga qabanayo Amniga Magaalada Muqdisho.Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow Ducaalle oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aan la fulin Amaro horay Golaha Wasiiradu u soo saareen taasna aysan ahayn wax la aqbali karo iyo Tilaabooyin cusub oo […]

Continue Reading

Iscasilaadda Wasiirada Cusub ee Hirshabeelle oo sii socota

Wasiirkii labaad oo ka tirsan Golaha Wasiirada Hirshabeelle ayaa iska casilay xilkii uu u magacaabay Madaxweyne Waare, iyadoo ay sii kordheyso xiisada ka dhalatay magacaabista Golaha Wasiirada, oo ay ka hor-yimaadeen Xildhibaanada Hirshabeelle. Wasiiru dowlaha Amniga iyo Dhaqancelinta Muxsin Muxumed Sheekh Shafeec ayaa xalay iska casilay, xilkiisa, waxaana uu sababta is casilaadiisa uu ku sheegay […]

Continue Reading

Akhriso:Go’aano kasoo baxay Golaha Amniga Gobolka Banaadir

Kulan howleedka Golaha Amniga Gobolka Banaadir oo uu shir-guddoomiyey Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin arrimaha la xiriira amniga Gobolka, dhulalka iyo Go’aammada Maxkamaddaha. Golaha Aminga G/Benaadir wuxuu walaac ka muujiyay sida sharciga fulintiisa ay mar walba u hirgalin oo loo hareer […]

Continue Reading

Boosaaso:Qasaare ka dhashay Bam lagu tuuray Ciidanka Puntland

Wararka ka imanaya  magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in bam gacmeed lagu tuuray ciidamo ka tirsan Puntland kuwaasoo  marayay waddo mashquul badan oo ku taal bartamaha magaalada Boosaso. Bamkan ayaa geystey qasaaro iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in dad gaaraya toban ruux oo badankood ahaa ciidamadii saarnaa gaariga bamka lagu weeraray la dhigey […]

Continue Reading

(Sawiro) Farmaajo oo ka qeyb-galaya Shirka Iskaashiga Midowga Afrika iyo Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast shirka 5aad ee madasha iskaashiga waddamada Midowga Afrika iyo Midowga Yurub. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Félix Houphouët-Boigny ee Abidjan Madaxweyne Ku Xigeenka dalkaas Mudane Daniel Kablan, Wasiirka […]

Continue Reading

Ganacsato Soomaali ah oo wada dhashay oo lagu dilay South Africa

Wararka ka imaanaya Dalka Koofu-Africa ayaa Sheegaya Koox Burcad ah oo hubaysani Dileen Ganacsade Soomaaliyeed hal ay mid kala dhaawaceen.Labada Nin ayaa la sheegay in ay ahaayeen walaalo waxaan lagu kala Magacaabaa Cumar Salaad Xaashi iyo Liibaan Salaad Xaashi. Ganacsade Cumar Salaad Xaashi ayaa u dhintay weerarka Kooxda Buracada ah Halka uu ku dhaamacmay Walaalkiis Liibaan […]

Continue Reading