Wasiirka Cusub ee Gaashaandhigga oo Xilka la wareegay
Munaasabadan uu xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka dhacday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galay Wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga, guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya, xildhibaano,Taliyaha ciidanka Xooga Dalka,saraakiil,Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya,iyo diblomaasiyiin kale. Waxaa munaasabadaasi lagu soo bandhigay […]
Continue Reading