ANIGA IYO SIYAASIGA BEESHAYDA. W/Q: Shafici Roraye

Waxaa xafiiskayga iigu yimid mid aynu qaraabo nahay, oo aqoon yahan ah inta aan ogahayna darajada labaad ee jamacada dhameeyay, Wuxuu igala hadlay in beesheenu aysan dawlada xil fiican ka helin, isagoo xanaaqsan ayuu igu yidhi “waxaad ka mid tahay dadka saamaynta leh, waa in aad dawlada dacaayadaysaa, madaxwaynaha caysaa, xumaantoodana buunbuunisaa” Waxaan waydiiyay, hadii […]

Continue Reading

Akhriso: Somalida Uganda oo ka Cabanaya Shirkad ay ka helaan adeega Internetka

Shirkada Isgaarsiinta AFRICELL iyo Canshuuraha Uganda, Uganda waxaa ka shaqeeya dhawr shirkadood oo isgaarsiin ah waxaase ugu tun wayn sadex shirkadood oo kala ah MTN Uganda, Airtel Uganda iyo Africell Uganda, labada hore waxay ku tiirsan yihiin macaamiisha dalka u dhalatay, halka shirkada Africell ay ku tiirsan tahay Ajaanibta, sida aan qoraalo hore idin kula […]

Continue Reading

Akhriso: Safiirada Soomaaliya ee caalamka oo is-beddel lagu sammeynayo

Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu isbedel ku sameeyay qaar ka mid ah safiirada Soomaaliya u fadhiyay dalalka caalamka. Arintani ayaa la sheegay in ay ka dambeyso isbedel balaaran oo madaxweynuhu uu ku sameynayo xiriirka diblomaasiyadeed Soomaaaliya kala dhexeeya caalamka waxaana […]

Continue Reading

Shirka Iskaashiga Africa iyo Shiinaha oo ka soconaya Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Jabuuti halkaas oo uu ka furmay Shirka Madasha iskaashiga Afrika iyo Shiinaha. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Cabdiqaadir Kaamil Maxamed iyo Diblomaasiyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas. Shirkan oo soconaya inta […]

Continue Reading

Hub iyo Saanad loo waday Jubbaland oo u gacan galay Al-shabaab

Maamulka Jubbaland ayaa dowladda Soomaaliya u qoray Warqad Cabasho ah oo ku aadan dhibaatooyin Amniga iyo Siyaasadda halis ku ah oo ka socda degaanada maamulka Jubbaland,islamarkaana ay waddaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka. Qodobada kasoo baxay Jubbaland ayaa waxaa ka mid ahaa: 1- In la baabi’yay heykalkii xiriirka iyo Taliska ee ka dhaxeeyay guutada 43-aad […]

Continue Reading

Midowga Yurub oo eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa dowladda Soomaaliya waxaa uu ku eedeeyay in  ay ku xadgudubtay xuquuqda Aadanaha,islamarkaana dowladda Soomaaliya intii ay jirtay ay geysatay Xadgudubyo badan oo ka dhan ah Xuuquuqda Aadanaha. Kulan yeesheen Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa lagu meelmariyay Qaraar ka hadlaya in dowladda Soomaaliya ay hareer martay Hanaanka Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha,islaamrakana ay jiraan Xadgudubyo loo […]

Continue Reading

Wabiga Shabeelle oo markale Fatahaad Sameeyay

Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay in wabiga Shabeelle uu fatahaad ku sameeyay degmada Walaweyn iyo degaano kale oo ka tirsan gobolka Sh/Hoose. Shirkii golaha wasiirada Maamulka koofur galbeed Soomaaliya ayaa si weyn loogu dooday sida looga hortagi karo fatahaada wabiga Shabeelle uu ku sameynayo degaano ka tirsan gobolka Sh/Hoose. Shirka ayaa lagu go’aamiyay in […]

Continue Reading