Maxaa looga hadlay kulankii Ganacsatadda iyo RW Kheyre?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay kulan xog-waraysi ah la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed. Kulanka Ra’iisul wasaaruhu la yeeshay ganacsatada oo uu goob joog ka ahaa wasiirka ganacsiga, ayaa looga hadlay muhiimmadda u diyaar garoowga sidii ay ganacsatadu ula jaan qaadi lahaayeen maalgashiga shirkadaha caalamiga ah ee dalka ku soo […]

Continue Reading

SAWIRO: Wasiir Bayle oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdirahmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya H.E. Qin Jian. “Waxaan ku faraxsanahay in aan kulan wax ku ool ah oo ku saabsan dib-u-habeynta Maaliyadeedka iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya aan la yeeshay Safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho H.E. Qin Jian.”ayuu yiri Wasiir Bayle Mudane […]

Continue Reading

Digniin culus oo laga soo saaray Saraakiisha hubka ku heysta Muqdisho

Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ayaa digniin culus kasoo saartay Saraakiisha Ciidanka dowladda ee hubka sharcidaradda ah ku heysta Guryahooda, Sidda uu warbaahinta u sheegay xeerilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Gaashaale Sare Cabdullaahi Buule Kamey. Kamey waxaa uu sheegay in tilaabo laga qaadi doono Cidii lagu helo, iyadda oo sifo sharci daro ah hub culus ugu dhex heysata […]

Continue Reading

Mareykanka oo ka hadlay duqeyn ka dhacday Shabeellaha Hoose

War kasoo baxay taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan Alshabaab,kaasi oo ka dhacay gobolka Shabeellaha hoose ,waxaana mareykanka uu sheegay in uu Shabaab gaarsiiyay Khasaare. Warka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya kuwa Soomaaliya ay bartilmaameedsadeen degaanka Gandarshe oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose,halkaasoo ay ku sugnaayeen […]

Continue Reading

Qaar kamid ah golaha wasiirada KGS oo la Magacaabay

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay qaar kamid ah golahiisa wasiirada. Wasiiradaan la magacaabay oo ilaa Toban ah ayaa waxaa aanan ku jirin Haween, waxaana wasiiradaan la magacaabay ay u badanyihiin kuwo ku cusub saaxada siyaasada. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa dhawaanahan la tashiyo kala duwan la lahaa xubnaha Baarlamaanka Maamulkaasi, wax […]

Continue Reading

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Baardheere

Wararka aan ka heleyno Degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa tibaaxaya in qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay duleedka degmadaasi. Qaraxani oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuixyay ayaa waxaa ku dhaawacmay Shan ruux inta la ogyahay. Taliyaha ammaanka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Xuseen Muxumed Xasan, ayaa sheegay inay heleen xogta ku […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geerida Abwaan caan ahaa

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyskii Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdillaahi Xirsi Baarleex oo ku geeriyoodey waddanka Hindiya. “Alle ha u naxariisto Abwaan Cabdullaahi Xersi Baarleex oo ku geeriyooday Hayderabad, Hindiya, Wuxuu ahaa abwaan gole-ka-fuul ah oo af iyo addinba ku difaacay dalka iyo dadka. Qoyskiisa iyo […]

Continue Reading

Shabaab oo gobolka Sh.Hoose ku xiray tiro dhalinyaro ah

Sida warka ay ku heleyso Ceelhuur online Shabaab ayaa xiray 15  ruux oo d8halinyaro u badan oo ay ku eedeyeen in ay xiriiro dhaw la leeyihiin dowladda federaalka Soomaaliya. Dhalinyaradaan ayey shabaab kasoo xireen deegaanka Mubaarak iyo deegano ku dhaw dhaw oo ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose. Waalidiinta dhalay dhalinyarada Shabaab ay soo xirteyn ayaa […]

Continue Reading