Xiisad Siyaasadeed oo ka taagan Hirshabeelle

Kulamo kala duwan oo looga soo horjeedo Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka socda Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle. Qaar ka mid ah Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in Madaxda sare ee maamulka Hirshabeelle ay sameeyeen Musuq maasuq baahsan, islamarkaana waddo qaldan ay mariyeen Mushaaraadkii loogu tala galay. Qaar ka mid ah […]

Continue Reading

Madaxii Shirkadda DP World ee Boosaaso oo la toogtay

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa goor dhow lagu toogtay Madaxii Shirkadda DP World ee qeybta Puntland, taasoo ku howlaneyd dhismaha dekedda Magalada Boosaaso. Sidda ay xaqiijiyeen Saraakiisha Ammaanka ninka la toogtay ayaa Mas’uul ka ahaa Shirkladda PD World iyo P&O, waxaana lagu Magacaabi jiray Paul Anthony Fermosa. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan 5 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qaraxii maanta ka dhacay Maqaayadda Itian oo ku dhegan Moolka Muqdisho ee degmada Xamarweyne. Waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad badan 10 qof Sidda ay Risaala u xaqiijiyeen goobjoogayaal ku sugnaa goobta uu qaraxu ka dhacay. Goobta la qarxiyay ayaa aheyd meel Mashquul badan, […]

Continue Reading

Muqdisho: Amar lagu soo rogay Wadayaasha Mootada loo yaqaan Fekon

Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay bilaabay howlgal Ballaaran oo Magaalada Muqdisho looga aruurinaayay Mootooyinka ay waddaan dhalinyaradda ee lagu Magacaabo Fekon. Saldhigyadda degmooyinka ayaa lagu soo aruuriyay boqolaal ka mid ah Mootada labadda Lugood leh. Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta […]

Continue Reading

Dareen ka dhashay Sawirka Rag u eg Madaxwaynayaal Caan ah

Labadan nin lagama garanayo madaxweyenaha Philiphine,Rodrigo Duterte iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un, aad ayay ugu egyihiin muqaal ahaan iyo socodba, waxaa lagu arkay labadan nin waddooyinka magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha iyagoo sawirro isla galaya oo wada fadhiyo maqaaxi ku taalla halkaasi. Dadkii ku dhawaa labadan nin ayaa sheegay inay iska dhigayeen labada […]

Continue Reading

Turkiga oo looga digay ganacsiga dahabka

Xukuumadda Turkiga ayaa wajahaysa cadaadis horleh oo ah inay joojiso dahabka ay ka iibsanayso dalka Venezuela. Ilo wareed ah diblomaasi sare oo reer Galbeed ah ayaa BBC-da u sheegay in Turkiga uu ka mid yahay dalalka walaaca laga qabo in xiriir ganacsi la sameyaan Venezuela. Waxaa uu intaasi ku daray in uu jiro shaki ballaaran […]

Continue Reading

Taliska CXDS oo Markale ku dhawaaqay howlgal Ballaaran

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Daahir Aadan Cilmi Indhoqarshe ayaa ku dhawaaqay howlgal Ballaaran oo dhawaan ka bilaaban doona guud ahaan Soomaaliya. Taliyaha ayaa sheegay in u jeedada ugu weyn ee howlgalkaan ay tahay in ay gacanta ku dhiggaan degmooyinka ay maamulaan Al-Shabaab ee ku yaalla gobolada Soomaaliya. Sidoo kale waxaa uu sheegay in […]

Continue Reading

Waare oo Walaac ka qaba Amisom ka baxaysa Hirshabeelle

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa walaac xoogan ka muujiyay qorshaha bixitaanka ciidamada Burundi ee dalka Soomaaliya. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in qorshaha bixitaanka ciidamada Burundi aan la gaarin waqtigiisa, isaga oo sheegay in maamulka Hirshabeelle uu walaac badan ka qabo go’aankaasi oo horey loo gaaray. Hadalkiisa ayaa ka dambeeyay kadib markii uu magaalada […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo gudoomiyay shir looga hadlayay amniga iyo cadaaladda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa maanta guddoomiyay shirka Todobaadlaha ah ee Tubta amniga iyo Caddaaladda oo looga hadlay dardar-gelinta howlaha iyo halbeegyada hay’adaha iyo wasaarahada ku midaysan tubta ee la xariira sugidda amniga iyo horumarinta caddaaladda dalka. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, wasiirro, taliyayaasha ciidanka qalabka sida, hey’adaha […]

Continue Reading

Afhayeen u hadlay dowlada Britain oo ka hadlay Muwadinkooda ku xiran muqdisho

Afhayeenad u hadashay Xafiiska Arrimaha Dibedda ee dalka Britain  ayaa xaqiijisya inay xiriir la sameeyeen Qoyska Ninka Britishka ee ku xiran Muqdisho, kaasi oo lagu magacaabo Antooni Tomaas. Afhayeenadda oo la hadashay Wargeyska The Sun ee ka soo baxa magaalladda London waxay xustay inay si dhow ula socdaan xaalladiisa. Antooni Toomaas oo 48 jir ah […]

Continue Reading