Sumcad Dilka Terra iyo Su’allaha Ku Gaddaaman!/Qore: Cumar Yusuf
“Musuqmaasuq soomaali waa meheradeediiye”- Sayidka . Barnaamijka Baadigoob, waa barnaamij uu soo jeediyo wariye lagu magacaabo Abdirisaq Terra, sida uu sheegay wuxuu diiradda ku saaraa dhacdooyin qarsoon oo u baahan in daaha laga rogo si shacabka xaqiiqda u ogaadan. Waxaan daawaday qeybtiisa u danbeysay, wuxuu diiradda ku saarayaa musuq-maasuqa ka jira Muqdisho, waa hubaal in […]
Continue Reading