Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo la ansixiyay
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed,waxaana la horgeeyay Golaha Wasiirada uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Cabdi Casiis laftagareen. Kulanka ayaa waxaa xaadiray 124 Mudane,waxaana Goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis laftagareen iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye. Xildhibaano gaaraya 123 mudane ayaa […]
Continue Reading