Faahfaahin Qaraxa ka dhacay Muqdisho
Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa Caawa ku qarxay inta u dhaxeya saldhigga degmada Waabari iyo Hotelka Makah Al mukaramah ee Magaalada Muqdisho. Goobta uu Qaraxu ka dhacay kasakow Hoteelka waxaa yaallay gaadiid badan oo halkaasi Ciidanka dowladda ay ku baarayeen. Waxaa jira Khasaare kala duwan oo Qaraxaasi ka dhashay waxaana hadda gubanaya Gaadiid […]
Continue Reading