Maydka Gabar yar oo laga helay Gaalkacyo
Wararka naga soo gaaraya Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Meydka Gabar Yar laga helay Xaafad ka tirsan Magalada Gaalkacyo,taas oo si xun loo dilay. Gabadha Yar ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Caaisha Ilyaas Aadan,waxaana la sheegay in la dhigay Gurigooda Hortiisa,isla markaana shalay subax ay Reerkeeda waayeen oo ay […]
Continue Reading