Akhriso: Tirsigii 61aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe ee bisha April 2018

Arimaha Bulshada Wararka Galmudug Wararka Maanta

Tirsigii 61aad eeWargeyskaGobolladaDhexe, sanadka 2018, eebishaapril.

Waxaan idin la wadaagaynnaa tirsigii 61aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2018, ee bisha April.

Wargeyska bishan waxaad kahelidoontaan, warbixin dheer oo ku saabsan; shan sano guurada wargeyska Gobollada Dhexe, qoraal faaqidaya mideynta baarlamannada Galmudug iyo Ahlusunna, qormadii arrimaha bulshada iyo sawirro, ee fadlan si aad uga bogotaan, liilkan hoose siiraaca.

https://issuu.com/w.g.dhexe/docs/april_2018

Mahadsanidiin.