Gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa magacaabay guddi ilaalinta anshaxa doorashada Madaxweynaha, gudigaas oo ka kooban 9 xubnood. xubnaha la magacaabay ayaa ah shakhsiyaad bulshada rayidka laga soo xulay, kama mid ahan xildhibaanada barlamaanka.