Shabakadda Ceelhuur Online ayaa si toos ah idinkugu soo tabinaysa doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2017.
Tirada Musharixiinta waa 22 musharax, waxaa ugu cad cad 4 musharax oo kala ah
- Xassan Sheekh Maxamuud
- Shariif Sheekh Axmed
- Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
- Cumar Cabdi rashiid
waxaa Madasha ka qeyb galaya 329 xildhibaan, 80 suxufiyiin, 80 korjoogto beesha caalamka, 10 guddiga anshaxa iyo marti kale.
Baaritaanku aad ayuu u adag yahay, ka qeybgalayaasha badankood waxaa laga reebay taleefanada gacanta, inta badan jidadka magaalada ayaa xiran.
nala soco www.ceelhuur.com
fariimaha noogu soo hagaaji ceelhuuronline@gmail.com