Xamar jid maleh jiifna ma leh (Qormo dhab ka hadal ah)
Xamar waa caasimadda qura ee aan 50% la isticmaalin, Muqdisho waxey u xiran tahay Hogamiyaal xisaabsan, Hantilayaal lama taabtaan ah, Cadaan aan cidna u nixin, Carab kuleh cuntaan ku siinaa, Afrikaan amaan sheeganaya iyo igaar kale. Dowladdii waxey hadda leedahay xaafaddo shacab dagan yihiin ayaan rabnaa ee halaga guuro si aan iyagana u xirano, oo xagee […]
Continue Reading