Dhageyso: Alshabaab oo sheegay in ay joojiyeen waddo isku xiraysa itoobiya iyo Hobyo

AlShabaab ayaa waxa ay sheegeen inay ka hortagayaan qorshaha dowladda Itoobiya ay ku maalgashaneyso Afar Dekadood oo ka mid ah kuwa ku yaalla gudaha Soomaaliya, bacdamaa ay tilmaameen in qorshahan uu yahay mid fog oo muddo laga soo shaqeynayay. Masuul ka tirsan Shabaab oo lagu magacaabo Sheekh Mahad Warsame (Mahad Kartee) ayaa wuxuu sheegay haddii […]

Continue Reading

Xamar jid maleh jiifna ma leh (Qormo dhab ka hadal ah)

Xamar waa caasimadda qura ee  aan 50% la isticmaalin, Muqdisho waxey u xiran tahay Hogamiyaal xisaabsan, Hantilayaal lama taabtaan ah, Cadaan aan cidna u nixin, Carab kuleh cuntaan ku siinaa, Afrikaan amaan sheeganaya iyo igaar kale. Dowladdii waxey hadda leedahay xaafaddo shacab dagan yihiin ayaan rabnaa ee halaga guuro si aan iyagana u xirano, oo xagee […]

Continue Reading