Sawirro: Hoggaanka NUSOJ oo Cadaado kula kulmay Suxufiyiinta Galmudug

Kullan muhiim ah ayaa xalay magaalada Cadaado ku dhexmaray Xoghaya Guud ee ururka Suxufiyiinta Qaranka NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu, Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee NUSOJ C/fitaax Xasan Faarax, iyo Suxufiyiinta Galmudug. Suxufiyiinta Kullan ka soo qeyb galay ayaa u badnaa suxufiyiinta degmada Cadaado, Waxaana Hoggaanka NUSOJ ka wada hadleyn arimo badan oo ay ka mid […]

Continue Reading

Somaliland oo Amar adag dul dhigay Suxufiyiinta Ajnabiga ah

War-saxaafeed uu ku saxeexan yahay wasiirka warfaafinta Maamulka Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid ayaa lagu sheegay in ay marar badan dhacdo in Somaliland ay warbixinno maqal iyo muuqaalba leh, qoraallo iyo sawirraba ay ka diraan saxafiyiin ajaanib ah kuwaasi oo aan wax ogolaanshiyo ah ka haysanin wasaaradda warfaafinta. Wasiirka ayaa sheegay inuu amarkiisu si gaar ah […]

Continue Reading