Farmaajo oo ku wajahan Muqdisho

Ra’isilwasaarihii Hore ee Somalia Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ahna musharax u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Somalia ayaa lagu wadaa in uu soo Gaaro Magaalada Muqdisho. Qaban qaabo balaaran oo lagu soo dhoweeynayo musharaxa ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Mudane Farmaajo ayaa waxaa la aaminsanyahay in uu kamid yahay musharixiinta ugu cad […]

Continue Reading

Akhriso: Qodobadii ay ku Heshiiyeen Soomaaliya iyo Kenya

  Heshiiska Soomaaliya iyo Kenya: Madaxweynayaasha Soomaaliya  Xasan Sheekh iyo dhigiisa Kenya Uhuru Kenyatta waxaa ay saxiixeen heshiis ay labada dal horay u galeen February 2016-ka, kaas oo hadda saxiixa labada mas’uul ka dib si rasmi ah u shaqeyn doona. Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo dhiggiisa Kenya Amina Mohamed ayaa February 1, 2016-kii waxaa ay […]

Continue Reading

Soomaaliya oo qaaday xayiraadda Diyaaradihii Qaadkii ka keeni jiray Dalka Kenya

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo kulan gaar ah oo albaabada u xirnaa maanta magaalada Muqdisho ku  yeeshay ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin Ganacsiga labada dal. Kulankan ayaa markii uu soo gaba gaboobay ayaa waxay Labada Madaxweyne qabteen shir jaraa’id, waxaana isku afgareen in la qaado xayiraadii KMG aheyd ee la saaray Qaadka laga […]

Continue Reading