Halkee lagu hayaa Cabdullaahi Xaashi Roob Da’ay?

Siyaasi Cabdullaahi Xaashi Faarax Roob Da’ay oo muddo 5 beri ah u xiran Dowladda Federaalka ayaa ilo xog-ogaal ah waxa ay inoo xaqiijiyeen in hadda uu ku xiran yahay Xabsiga Dhexe. Cabdullaahi ayaa 4 Bishaan Luulyo 2018 lagu xiray xarunta CID Booliska Soomaaliya, Waxaana la sheegay in shalay loo gudbiyey Xabsiga dhexe, Cabdullaahi ayaa horey […]

Continue Reading

Cabdullaahi Roob da’ay oo markale lagu xiray Muqdisho

Afhayeenkii Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax Roob Da’ay ayaa maanta markale lagu xiray Magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta danbi baarista CID ee ciidanka Booliska Soomaaliya. Cabdullaahi ayaa lagu xiray warqad ka soo baxday Qeybta Baarista Danbiyada ee Ciidanka Booliska, waxaana ku saxiixnaa G/Sare Cumar Cabdi Cilmi. Dad goobjoog ahaa ayaa inoo xaqiijiyey in masuulkan laga […]

Continue Reading

Daawo: Afhayeenka Galmudug oo ka hadlay Xarig iyo Jirdil Ciidanka NISA u geysteen

Afhayeen Dowlad goboleedka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax Roob Da’ay ayaa ka hadlay xarig iyo jirdil ay u geysteen ciidanka NISA, Afhayeenka ayaa maanta lagu xiray Magaalada Muqdisho inkastoo mar dambe lasoo daayey. Halkaan ka daawo shirka jaraa’id ee afhayeenku ku faafaahinayo sida wax u dhaceen.    

Continue Reading