Daawo Qalbidhagax: “Aniga oo Qaawan ayaa sawiro la iga qaaday kadibna itoobiya la ii dhiibay”

Halgame Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax oo dhawaan laga soo daayey xabsi ku yaala itoobiya, ayaa dad farabadan kula hadlay xaflad lagu maamuusayey soo dayntiisa. Munaasabadan oo ay ka qeybgaleen siyaasiyiin iyo qeybaha bulshada ayuu Qalbi dhagax ka jeediyey khudbo dheer oo uu kaga hadlay arimo badan. Cabdi kariin ayaa yiri :”Waxaa la iga qabtay Gaalkacayo, […]

Continue Reading

Daawo: Cabdikariin Sh. Muuse Qalbidhagax oo ku wajahan Kenya

Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa hadda ku sugan garoonka diyaaradaha Addis abeba caasimadda itoobiya isagoo ku wajahan Magaalada Nairobi dalka Kenya. Muuqaal goordhow laga soo duubay ayaa muujinaya isagoo fadhiya qeybta VIP-da garoonka diyaaradaha, sidoo kale Magaalada Nairobi ayaa caawa waxaa ka socda diyaargarowga soo dhaweynta Masuulkaan oo dowladda Federaalka Soomaaliya u dhiibtay itoobiya sanadkii […]

Continue Reading

Dhageyso: Qalbidhagax oo bixiyey wareysigii ugu horeeyey (Yaa itoobiya u dhiibay?)

Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo markii ugu horeysay wareysi bixiyey ayuu ka hadlay arimo, waxa uu sharaxay sida loo soo qabtay, iyo cidda ka dambeysay xarigiisa. Sidoo kale wuxuu u mahadceliyey ummadda Soomaaliyeed, oo garab istaagay markii Madaxda Sare ee Dowladda federaalka muwaadinkaan u dhiibeen cadowga itoobiya. halkaan ka dhageyso wareysiga oo xambaarsan xog […]

Continue Reading