Habka ugu wanaagsan ee casharada dib loogu aqriyo

Habka ugu wanaagsan ee casharada dib loogu aqriyo BISMIALLAH, Arday walba waxa u jecelyahay inuu si wanaagsan uga gudbo fasal walba e u dhiganayo asago maada walba ka keensanaya dhibcaha ugu wanaagsan ee laga heli karo maadadaas. Iyadoo wax walba nasiib yihiin hadana arrinkaas waxa u ubaahanyahay inaad u wajahdo si xeeladaysan si lamarkaasna aan […]

Continue Reading

Cabdi Qeybdiid oo ka hadlay Xiisadaha ka dhex jira Galmudug iyo Puntland

Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ah Madaxweynihii hore ee Maamulkii Ā Galmudugtii hore oo ku sugan magaalada Galkacyo ayaa ka digey xiisado colaadeed oo ka dhex jirta maamulada Puntland iyo Galmudug inay sababaan dagaalo ay ku dhintaan dad rayid ah. Cabdi Qeybdiid ayaa maamulada Puntland iyo Galmudug ugu baaqay in khilaafyada jira ay ku xaliyaan wadahadalo […]

Continue Reading