Beesha Caalamka oo soo dhoweysay dhismaha maamul Hirshabeelle

Qaramada Midoobay,Midowga Afrika,Midowga Yurub,IGAD, Ethiopia, Italy, Sweden iyo United Kingdom ayaa si weyn u soo dhoweeyay dhamaystirka shirkii ka socday Magaalada Jowhar, kaasi oo Cali Cabdullahi Cosoble madaxweyne loogu doortay halka Cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaawe loogu doortay Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaasi. Beesha Caalamka waxay soo dhoweysay dhismaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo Madaxweynaha maamulkaasi iyo ku […]

Continue Reading

Ergada shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo ka doodaya Dastuurka uu yeelanayo maamulkaas

Ergada shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee ka socda Jowhar ayaa loo qeybiyay qabyo qoraalka dastuurka uu yeelanayo Maamulkaasi, Qabyo qoraalka dastuurka oo ka kooban 7 cutub ayaa si koox koox ah uga doodi doonaan Ergada, Dhanka kale Ergada ayaa lagu wadaa inay isku raacaan magaca uu yeelanayo maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyadoo […]

Continue Reading